APK-unduh
File Apk untuk Android
Info singkat
Secara umum, file apk Daariz(Daariz ) memiliki rating 0 dari skala 10. Rating ini adalah rating kumulatif, kebanyakan aplikasi terbaik di play store Google memiliki rating 8 dari skala 10. Total ulasan di play store Google berjumlah 0. Total ulasan bintang lima yang diterima berjumlah 0. Aplikasi ini diberi rating buruk oleh 0 pengguna. Perkiraan jumlah unduhan berada di kisaran lebih dari 100,000+ downloads di play store Google Daariz(Daariz ) berada dalam kategori Pendidikan, dengan tag dan telah dikembangkan oleh Sahamiye Foundation. Anda dapat mengunjungi situs web mereka di https://daariz.org atau mengirim surel kepada mereka di alamat info@daariz.org. Daariz(Daariz ) dapat diinstal pada perangkat android dengan 4.4(Kitkat)+. Kami hanya menyediakan file apk original. Jika ada materi dalam situs ini yang melanggar hal Anda, silakan laporkan kami. Anda juga dapat mengunduh apk Google dan menjalankannya menggunakan emulator android, seperti big nox app player, bluestacks, dan koplayer Anda juga dapat mengunduh apk Daariz(Daariz ) dan menjalankannya dengan emulator android, seperti bluestacks atau koplayer. Versi apk Daariz(Daariz ) yang tersedia di situs kami: 1.18. Versi terakhir Daariz(Daariz ) adalah 1.18, diunggah pada 2022/31/08
Screenshot dari Daariz
Deskripsi dari Daariz

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.

Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama E-dahab iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusub ee wa.

Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu baran karto.

Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (Internet) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.

Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.

Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay iyada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin in ay dugsiyol galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa ay suuragelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

Haddii aad ka heshay barnaamijkan, fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!

Riwayat versi Daariz
Baru di Daariz Somali 1.18
Waxa aanu ku soo darnay sheekooyin tiradoodu kor u dhaafayaan soddon oo ku jira heerka labaad. Sidoo kale, waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo. Waa ku kaa!
Silakan menilai aplikasi ini
Info lebih lanjut
Versi APK Daariz Somali lainnya untuk Android
Android populer aplikasi